DEG DEG: Shirka Golaha Amaanka Oo Furmay & James Swan Oo Hadlay

0

Waxaa Gelinkii Dambe Maanta xilliga Soomaaliya Balse Xilli Subax ah ay utahay Mareykanka ayuu furmay Shirka Golaha Amaanka Qaramada Midoobeey Oo Xaalada Soomaaliya looga hadlayo.

Kulan ayaa waxa Khudbad Aalada Zoomka uga qeyb galay wakiilada QM & Midowga Africa Ee Uqaabilsan Soomaaliya.

James Swan ayaa sheegay in Xaalada Soomaaliya ay tahay mid wadiiqo adag oo khilaafka Doorashada la isku hayo.

, , – .
May be an image of 1 person

Waxa uu ku celiyey in aysan QM Raali ka aheyn Doorasho Hal dhinac ah iyadoo la eegeynin Is wadar Ogol.