DEG DEG: P/land & J.land oo shirqoolayo shirka Dh/mareeb & Go’aanka cusub ee FARMAAJO

0

Magaalada Dhuusamareeb ayaa isku diyaarineysa shirka wadatashiga hannaanka doorashada ee u dhaxeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada, inkastoo aanay weli caddeyn waqtiga rasmiga ah ee uu furmayo Shirka Dhuusamareeb 3.