Home VIDEO S DEG DEG+DAAWO: Abwaan Abees Oo Lagu Xiray Hargeysa Kadib Markii u Tiriyay...

DEG DEG+DAAWO: Abwaan Abees Oo Lagu Xiray Hargeysa Kadib Markii u Tiriyay Gabay Ka Hadlaya Xaalada Somaliland

0
SHARE

Waxa goordhaw magaalada hargeysa lagu xiray abwaan Cabdiraxmaan Abees oo kamid ahaa abwaanada sida weyn looga yaqaan Somaliland waxana uu xarigiisa yimid kadib markii habeenki xalay ahaa gabaya uu kaga hadlayo xaalada Somaliland iyo saldhigyada ciidamada ka jeediyay madasha Halna ka Dheh oo lagu soo bandhigaya bug cusub.

Abwaan abees ayaa gabayada uu jeediyay waxey ahaayen kuwa uu si gaar ah kaga hadlay Somaliland waxeyna u muuqden kuwa si gaar ah u durayay xukuumada madaxweyne muuse biixi madaama uu iftiiminayay arima ka qarson bulshada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE