Home VIDEO S DAWO VIDEO: Khudbadii u Jeediyay Madaxweyne Cabdiwali Gaas & Arimaha Sida Gaarka...

DAWO VIDEO: Khudbadii u Jeediyay Madaxweyne Cabdiwali Gaas & Arimaha Sida Gaarka u Taabtay

0
SHARE

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday  ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad uu ka hor jeediyay golaha wakiilada puntland waxa uu si kooban u kaga hadlay guulihii iyo wax qabadkiisa isago sheegay inu wax badan ka qabtay degaanada maamulkiisa.

Musharax Cabdiwali Gaas ayaa sheegay  inuu hormar badan gaarsiiyay Puntland balse hadana ay jiraan waxyaaba badan oo aan wali wax laga qaban wallow u ka codsaday wakiilada iney markale doortaan madaama uu yahay shaqsi waxbadan ka qaban kara puntland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE