Dagaalka Madaxweyne Deni & Imaaraat-ka Carabta ka dhex qarxay+Xog Cusub

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda furaya Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Furitaanka Kal-fadhiga waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, iyo Ku-xigeenadiisa, Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Macalin, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, saraakiil Madaxtooyo iyo marti sharaf kale.

Waxa uu sheegay in khilaafka kala dhaxeeyo Puntland shirkada DP World Ee dekada Boosaaso oo heshiisyadii ay galeen weli dhaqan gelin.

Dhawaan Safar Imaaraat-ka Carabta ayaa Madaxweyne Deni ku tegay waxa uu kusoo dhamaaday isfahmi waa.