Home WARARKA Daawo:Shirkad aan waligeed lagu arag dhulka Soomaalida oo Muqdisho laga furay”dadkana kayaabeyn

Daawo:Shirkad aan waligeed lagu arag dhulka Soomaalida oo Muqdisho laga furay”dadkana kayaabeyn

0
SHARE

Shirkad ganacsi oo siweyn looga hadal haayo magaalada muqdisho iyo gobolada dalka ayaa furtayn rag soomaali ah .

Shirkadaan oo nuuceeda oo kale ayaa weli lagu arag dhulka soomaalida waxaana durba heleyn macaamiil aad u farabadan oo kasoo wacaan hotelada iyo maqaaxiyaha waa weyn ee caasimada.

Shirkadaan ayaa ah shirkad ka shaqeeyso qaadista yaan yuuraha kuwaasi oo geeyo meelo ka baxsan magaalada muqdisho isla markaa kasameeyo dhaqaalo xoogan ayagoo halkii yaan yuur ku qaado lacag dhan 10 dollar.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE