Home WARARKA Daawo:Faarax Macalin oo xogo badan kashaaciyay qalalaasaha kataagan jig jiga iyo Abiy...

Daawo:Faarax Macalin oo xogo badan kashaaciyay qalalaasaha kataagan jig jiga iyo Abiy Ahmed oo damacsan…

0
SHARE

Faarax Macalin oo kamid ah siyaasihiinta ugu waa weyn dalka kenya marna soo noqday gudoomiye kuxigeenka barlmaaanka kenya oo haatan kusugan magaalada muqdisho ayaa ka hadlay qalalaasaha kataagan degaanka kilinka shanaad ee Itoobiya.

Faarax Macalin ayaa dhowr arimoood kasheegay xaalada degaankaas iyo xaalada oo haatan kusuganyahay madaxweynihii hore ee maamulkaas oo adis ababa loo qaaday.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE