Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa Saddex sano oo xarig ah ku xukuntay Naciima Qorane oo ah Gabadh baraha bulshada wax ku qorta oo ay ciidamada Booliska Somaliland ay horay u xireen iyado horay lagu soo oogay laba dacwadood.
HALKAN HOOSE KA DAAWO:
HA KARAAMO SEEGIN HABAAR LANUGU KARI WAAYE. ILAAHAY BAA MAHAD LEH NAGU MANNAYSTAY AMNI IYO KALA DAMBAYN. ARRINTA GABADHAN WAXAY AHAYD IN 10 YEARS LAGU XUKUMO MAY SOMALIYADA AY CAASHAQDAY JOOGTO HALKAN SOMALILAND BAA LA YIDHAAHDAAYEE CIDDII KASOO HOR JEESATA RABITAANKA SHACABKA WAA IN LA TOOGTAA SIMPLE IS THAT.
HALKANI WAA SOMALILAND EE CIDDAAN RABIN HAKA GUURTO YAA UBAAHAN,LKN CIDDII IYADOO AAN KA HOR IMAN DAWLADNIMADA SL DHALIILAYSA HOGGAANKA OO DHALIIL WAX DHISAYSA QABTA WAA LASOO DHAWEYNAYAA LKN SL MA AAMINSANI DEE TAASI SOCON MAYSO. HAKA SAARTO SOMALIA MAANTA JEELKA HADDAY WAX UTARAYAAN.
maamulkan xafadeedkan tacdiyada iyo cunsuriyada la kowsaday qarnigan 21 Aad, maamul xafadeedkan gurigii morgan ugu yeedhay aqalka mataxtooyada, maamul xafadeedkan ninka maanta hor kacayaa waa muuse bixiye u amray dilkii macalin Apollo oo ka soo jiidey beesha samaroon kaas ahaan jirey shaqsi magalada hargeysa ka caan ah una shaqeyn jirey wasarada waxbarashada ahaana macalin wax ka dhiga dugsigii sare ee farsamada gacanta ee ku yaal magaalada hargeysa, gobolka waqooyi galbeedna u ahaan jirey ciyaare kubada cagta ah.
maamul xafadeedkan cudada sheegtay hadana ku fashimay dagaaladii u ku iclaamiyey inuu ku qabsado beelaha gobolada waqooyi dega sida dagaalkii u ku qaaday beesha shirshoore khaas ahaan degaanka kalshale oo dhirbaxo kulul u kala kulmay iyadoo meydkoodu kor u dhaafeen 400 askari oo ka tirsanaa ciidamadii loo yaqaaney ciidamada qaranka somaliland.
dagaladii u ka qaaday beelaha warsangeli, ugaaslabe, curdudub, bariig haye iyo gaheylaha oo dega bariga sanaag. dagaladaas oo ka dhacay degaano ay ka mid ahayeen jiidale, xingalool iyo damale xagare waxaa meydkoodu kor u dhaafay 300 askari oo ka tirsinaa ciidamadii loo yaqaaney SNM/Ta.
dagaladii maamul xafadeedkani ku qaaday beesha ogadeen ee degta degaanka gaashamo ee kiilka shanaad inteey dharcad qaateen halkaas oo markii arkeen cududa liyuu boliska leyihiin ay ka soo carareen lakiinse ay ku galafteen dad shicib ah oo ay iyagu soo hubeyeen.
maamul xafadeedkan calanka iyo lacagta sharci darada sameystey iyagoo weli ka mid ah 18 gobol ee jamhuuriyada somalaliyeed ka kooban tahay, maamul xaafidedkan ka taliya xaafada laba nuux kabacdi markii jife walba degaanka ay degto ay iyadu maamulatay taas oo keentay inaan magalada hargeysa dhexdeeda dadku maanta karaamo iyo sharaf badan isku heynin.
maamul xafadeedkan kibrey ee shacabkan iyagu nabada raba maalin walba tacdiyada, sixir bararka iyo cusuriyada ku heysa iyo somali inteeda kale oo isha ka daawaneysa waa wax lagu timaami karo nasiib daro tariikhdu qoreyso.
Maxey badil xukumen kox argagixisada hargeysa
HHH WAR DADKA CAQLI XUMAA-SOMALILAND MACNAHEED MA YA-QAANAN WA WADA JAAHIL SOMALILAND WAXA LAGA WADA-DHULKI SOMALIYA FAHMA JAAHILIIN BA TAHIIN
Adaaba ka kow ah jaahilintaas.Somaliland waxay utaagan tahay dhulka soomaalida ee ma aha dhulka somalia.
naciima-QORANE AD BAAN OGA-XUMAHAY ABAYO BAADILKA LAGUGU XUKUMAY ADIGOO RAADINAYA SOAMALIWEYN DADKA DOWLADA IYO JAMHUURIYADA AY MADAX MARTAY NACLATUL LAAHI CALEYKA
MUNIR SXB WAA KA DHACSANTAHAY EE MARQAANKA ISKA YAREEY WALIGIINBA WAXAA XIRTIIN CARUURTA IYO DUMARKA EE AWOOD KALE MALIHIDIIN
SOMALILND WAXAA LAKA XUKU MAA MUQDISHO EE GACALKA HA ISKA BOOBIN
UMADDA YAA LADIRQIN BAAN LEEYAHAY
MIDNIMADDA SOOMALIWEEN WAAA LAMA TAABTAAN KKKKKKKKK
Sxb,dawladda aad leedahay way xukuntaa Somaliland may sugto amniga muqdisho sowta aan dhaafsiisnayn muqdisho kkkkkkkk ilaahay dawlad haydin siiyo cidlaad Ku xiiqdeenee.midda kale maad ka hadashaan rafaadka shacabkiinna qaraxa Ku dhamaaday intaad naciima qorane oo dawladdeeda Somaliland haysato sharcigana la marsiinayo Ku meeraysanaysaan sxb taasi wax idiin taalla maaha ee ka fekera xoraynta dhulkiina qarniga 21aad sangadhuudhigu haysto iyo argagaxisadan qaraxa idibku dhamaysay intaad ruwaayadda isku maaweelinaysaan iyo dawlad baanu nahay kkkkk dawladdu xagay joogtaa kkkkkkkk.