Daawo: Xogta ka danbeysa Magacaabista Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee K/galbeed.

0

Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Koonfur galbeed oo lagu magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfurgalbeed iyo Warar kala duwan ay ka soo baxayaan Magacaabista Gudoomiyahan Cusub .

Warkan iyo Warar kale oo ku saabsan Wafdi ka socda WFB oo gaaray Degmada Luuq ee Gobalka Gedo hoos ka daawo.