Home WARARKA DAAWO XOGTA: Coll.Caare oo u Hanjabay Somaliland & Warkii Ugu Danbeyay ee...

DAAWO XOGTA: Coll.Caare oo u Hanjabay Somaliland & Warkii Ugu Danbeyay ee Siyaasada..

0
SHARE

Akhristayaasha ku xiran wakaalada wararka ee Warqaad.com waxa halkan idiin kugu soo gudbineyna wararkii ugu danbeyay ee naga soo gaaray siyaasada Somalia iyo xaalada colaadeed ee ka jira Somaliland & Puntland.

Taliye Caare oo horay uga soo goostay Somaliland ilsmarkaana fariisin ku leh Puntland ayaa u hanjabay Somaliland, maxey tahay colaada markale kasoo cusboonaatay degaanada Gobalka Sanaag iyo qodoba kale oo xasaasi ah.

HALKAN HOOES KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE