DAAWO: Xog Xasaasi ah oo laga helay Khilaafka Farmaajo & Cumar Filish & halkuu salka ku haayo

0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa si cad kaga hadlay maqaamka gobolka Banaadir,taas oo la ogyahay in guddoomiyeyaal horay xilkooda ugu waayeen.

Dowladda Farmaajo ayaa si taxadar leh u eegeysa maqaamka caasimadda oo xildhibaano badan ay kaga caroodeen howsha madaxtooyada.