DAAWO XOG CULUS: Madaxweyne Farmaajo oo ka carooday shir beeleed ka dhacay Muqdisho,amar culusna siiyay Hay’adaha amniga

0

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka carooday shir ay shalay magaalada Muqdisho ku yesheen Odayaal dhaqameed iyo Xildhibaano ka tirsan,kaasi oo ay kaga hadleen masiirka,maqaamka iyo go’aanka ay ku jirto Muqdisho.

Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo Hay’adaha amniga ku canaantay sababta ay shir aysan ka warqabin magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka Daawo Xog Buuxda & Faah faahinta warkaasi:-