Home VIDEO S DAAWO: Wasiir Sacad Shire Oo Ka Shifay Arimo Muhiim ah Shirkii Brussels...

DAAWO: Wasiir Sacad Shire Oo Ka Shifay Arimo Muhiim ah Shirkii Brussels & Qorshaha Dowlada Farmaajo

0
SHARE

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa ka hadlay qorshaha Somaliland kaga aadan shirka looga hadlayo arimaha Somalia ee lagu qabtay Dalka Bilgimka waxana u shaaca ka qaaday in Somaliland ay ka madax banaan tahay Somalia inteda kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE