Home VIDEO S DAAWO Wararkii Ugu dambeeyay: Trump & China oo ku heshiiyay in la...

DAAWO Wararkii Ugu dambeeyay: Trump & China oo ku heshiiyay in la dilo Hogaamiyaha K.Waqooyi, Mideynta Militeriga Russia-China & dagaalka Iran Vs US

0
SHARE

Kulanti wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka

Qodobada ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Mareykanka & Shiinaha oo dagay qorshe lagu qaarajin lahaa Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Ruushka iyo Shiinaha oo gaaray heshiiskii ugu weynaa taariikhda iyo NATO oo qiratay iney ka cabsaneyso awooda uu Ruushka kusoo bandhigay Dhoolatuska Vastok 20180ka .

Mareykanka oo ka cabsi qaba weerar la mid ah kii lagu bur buriyay daarihii ganacsiga aduunka iyo Iiraan oo qarka u saaran iney jawaab militeri ka bixiso xad gudub uu Mareykan sameeyay, cabsida dagaalkii sedexaad ee aduunka iyo France oo jawaab cad udirtay madaxweyne Trump.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE CAALAMKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE