Home VIDEO S DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay: Sacuudiga oo Hub Halis ah ka iibsaday Yahuuda...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay: Sacuudiga oo Hub Halis ah ka iibsaday Yahuuda & Putin oo Cabsi geliyay Aduunka & Xiisada USA, Yurub & Iiran

0
SHARE

Kulanti Wanaagsan, dhamaan Akhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka.

Qodobada ugu waa weyn waxaa ka mid ah Sacuudiga oo Malaayiin Dollar hub uga soo iibsanaya Yahuuda iyo Heshiiskii dhexmaray.

Madaxweyne Putin oo Xiisad dagaal geliyay Caalamka, Xili uu sheegay ineysan ogolaan doonin xad gudub, Jaban iyo Mareykanka oo dhoolatus cusub ku tijaabiyay hub aan caadi aheyn, Yurub, China, Ruushka & Iiraan ooh al meel uga soo wada jeestay la dagaalanka Mareykanka.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE