Home VIDEO S DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Waxii dhexmaray Farmaajo & Musevani, Heshiiskii Kheyre...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Waxii dhexmaray Farmaajo & Musevani, Heshiiskii Kheyre & A/Madoobe, Labiskiisii Goobweyn & Khilaafka Baarlamaanka oo..

0
SHARE

MD Farmaajo ayaa hormuud unoqday Olalaha Ganacsiga Xorta ah ee Afrika kadib Khudbadii uu ka jeediyay Shirkii Kampala, Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan aan caadi aheyn la yeeshay Madaxweynaha Uganda Yuweri Musevani oo marar badan hadalo gaf ah ku sheegay Somalia.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

Qodobada kale ee ugu waa weyn Somalia waxaa ka mid ah: Heshiiska DFS & Jubbaland, Qaabkii uu Fahad Yaasiin uga shaqeeyay iyo RW Kheyre iyo Wasiiradiisa oo Labis Cajiib ah u qaatay dalxiiskii Goobweyn.

Khilaafkii ugu xooganaa oo ka dhex taagan Labada Aqal ee Baarlamaanka & Ciidamo katirsan DFS oo mushaar la’aan darteed u mudaharaaday.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE