Home VIDEO S DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Maxaa dhexmaray Farmaajo, Musevani & & Kenya...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Maxaa dhexmaray Farmaajo, Musevani & & Kenya & Olalaha Kheyre ee Kismaayo & Fahad Yaasiin oo ku biiray

0
SHARE

MD Farmaajo oo ku sugan magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa gacan qaaday Madaxda Dalalka KENYA & Uganda oo xariirka ay la leeyihiin Somalia uu yahay mid xun.

MD Farmaajo iyo ku xigeenka Uhuru Kenyatta ayay kaamirooyinku qabanayeen iyagoo sheekeysanaya oo isgacan qaadaya, halka sidoo kale Musevani & Farmaajo la isku arkayay.

HADABA, Waxyaabihii Ugu Dambeeyay HOOS KA DAAWO.

MD Farmaajo ayaa dhanka kale booqday ciidamo DF loogu tababarayo Uganda.

Wararka kale waxaa ka mid ah Olalaha Kheyre ee Kismaayo oo laga digay iyo Fahad Yaasiin oo ku biiray olalahaas.

Go’aan adag oo kasoo baxay DFS & Mahad Cawad oo ka faa’ideystay Maqnaashaha MD Farmajo & Fariintii uu diray.#

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE