Home VIDEO S DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Kenya Qorshe Halis ah udagtay Somalia, Xiisada...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Kenya Qorshe Halis ah udagtay Somalia, Xiisada labada dal oo taagan & Sidii MD S/Land loogu sharfay Imaaraatka

0
SHARE

Dowladda Kenya ayaa bilowday Qorshe kale oo Yaableh kaas oo ay cadaadis xoogan ku saareyso dowladda Somalia, iyadoo saxaafadda Kenya ay warineyso in xiisadii labada dal ay weli taagan tahay.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

MD Somaliland Muuse Biixi ayaa si aan la fileyn loogu sharfay magaalada Abu Dhabi, hadaba Muxuu yahay qorshaha safarkiisa & Waxyaabaha ay Imaaraadka ka wada hadli doonaan.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE