Home VIDEO S DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee France oo shaacisay Halka ay Saldhigan doonaan...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee France oo shaacisay Halka ay Saldhigan doonaan ciidamada Badda Itoobiya, Safarka Geelle ee Muqdisho & RW Kheyre oo..

0
SHARE

Idaacada qaranka France ayaa shaacisay halka ay Saldhigan doonaan ciidamada Cusub ee badda Itoobiya oo tababaridooda ay kaalin weyn dowlada France ka qadaneyso.

Saldhigyadaas waxaa ku jira Somalia, waana heshiis ay horey ugaareen madaxda DFS & Itoobiya.

HOOS KA DAAWO HALKA AY SALDHIGAN DOONAAN CIIDAMADA.

Dhanka kale, P/Land ayaa DFS ka sugeysa iney uga soo jawaabto dalabkeeda ah in laga qeyb geliyo wadahadalka DFS & S/Land xili Madaxweyne Muuse Biixi uu isna fariin adag diray.

RW Kheyre waxaa uu sheegay in heshiiska Axmed Madoobe ay la gaareen uu yahay mid taariikhda geli doona.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE