Madaxweynaha DFS ayaa soo saaray Fariin layaab ku noqoneysa Beesha Caalamka oo ku saabsan qorshaha Amisom uga baxeyso Somalia, Wararka kale waxaa ka mid ah Heshiiskii Kheyre & Hay’adda Lacagta aduunka.

Galmudug oo Hanjabaad xoogan udirtay Madaxweyne Farmaajo, Ilaaladda Madaxtooyadda oo Qasbay in Haweeney Uur leh ay banaanka ku dhasho iyo Warar kale.

HOOS KA DAAWO FULL VIDEO

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.