Home VIDEO S DAAWO: Warar Kasoo Cusboonaaday Degaalkii Somaliland iyo Puntland Oo La Ogaaday

DAAWO: Warar Kasoo Cusboonaaday Degaalkii Somaliland iyo Puntland Oo La Ogaaday

0
SHARE

Kadib degaalkii dhawaan ciidama kala taabacsan Somaliland iyo Puntland u dhawaan ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobalka sool ayaa waxa ka hadlay degaalkasi Xildhibaan Maxamed Dheeg oo ka tirsan mudanayaasha golaha degaanka ee Somaliland.

Xildhibaanka ayaa shegay in Somaliland uu gumestay Ingeriiskii koonfurtana uu gumestay Talyaniga isla markaana loo baahan yahay in labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland lagu kala saleyo degaanadii maamulkii gumestaha.

Masuulka ayaa sidoo kale dowlada dhexe ee Soomaaliya ku edeyay iney dooneyso burburinta Somaliland isla markaana ay qeyb ka tahay colaada ka taagan degaano ka tirsan Gobalka Sool oo ay isku hayaan Maamulada Puntland iyo Somaliland.

Dhawaan ayey aheyd markii ciidamada Somaliland ay degaal kula waregen degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool waxana jira wali xiisad colaaded oo ka taagan degaano ka tirsan Gobalka oo ay isku hayaan labada dhinac.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE

LEAVE A REPLY