Kulanti Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha WARQAAD.COM kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Somalia.

Wararka ugu waa weyn waxaa ka mid ah: MD Farmaajo oo sheegay Nuxurka HESHIISKA DFS & Maamulada, Ku xigeenka Kheyre oo MD Farmaajo ku eedeeyay inuusan saxiixin heshiisyo badan oo horyaal.

Ciidamadii ONLF oo ku biiray Itoobiya & Wararkii ugu dambeeyay ee dadaalka Turki uu ku heshiisinayo Somalia iyo Somaliland.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.