Home VIDEO S DAAWO Warar Deg Deg ah: Sacuudiga oo Go’doominaya Qatar, Hubka Cusub Iiraan...

DAAWO Warar Deg Deg ah: Sacuudiga oo Go’doominaya Qatar, Hubka Cusub Iiraan & Hanjabaada Yahuuda & Xiisadii USA, Ruushka &….

0
SHARE

Kulanti Wanaagsan dhamaan AKhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka oo aad maalin walba ka daawataan Warqaad Tube.

Qodobada ugu waa weyn maanta waxaa ka mid ah: Iiraan oo dhiseysa awood militeri oo halis ku ah xulifadda Mareykanka iyo Yahuuda oo ku hanjabtay iney aduunka ka tiri doonto Iraan.

HOOS KA DAAWO FULL NEWS

Xiisadii ugu xumeyd oo ka dhextaagan Shiinaha, Ruushka iyo Mareykanka kadib awoodo militeri oo banaanka lasoo dhigay iyo Ingiriiska oo diiday inuu Yurub ku laabto.

Wararka kale, waxaa ka mid ah Sacuudiga oo diyaarinaya qorshe lagu go’doominayo Qatar iyo dhisitaanka Kanaal ay ku bixi doonto 750 Milyan oo Dollar oo la diyaariyay.

QODOBADAAS IYO KUWA KALE HOOS KA DAAWO FULL VIDEO

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE