DAAWO: Warar cusub oo laga helay Wiilal lagu Toogtay Muqdisho & Dad Rayid ah oo la laayay

0

Warar cusub ayaa kasoo kordhay sababta magaalada Muqdisho loogu dilay Ismaaciil Bootaan Kheyre iyo Cabdi Jareer oo ahaa dhalinyaro Sawir qaadayaal ah balse Al shabaab ay ku sheegtay inay ahaayeen Sirdoon la shaqeeya Dowlada Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka Daawo Xog cusub oo ku saabsan Sababta loo dilay Dhalinyaradan iyo Dad Rayid ah oo loo laayay Aano Qabiil.