Home VIDEO S DAAWO VIDEO: Waa Sidee Muqaalka Hada Ee Maktabaddii Qaranka Kadib Barnaamijka Is...

DAAWO VIDEO: Waa Sidee Muqaalka Hada Ee Maktabaddii Qaranka Kadib Barnaamijka Is Xilqaan

0
SHARE

Waa olalihii is xilqaan oo mar kale ka soconaya magaalada muqdisho waxana qorshaha uu yahay sida horay u sheegen madaxda dowlada in dib loogu dhiso xarumihii danta guud ee ku burburay degaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka.

Maktabadda qaranka waxa maanta olale is xilqaan ka sameyay mamaulka gobalka banaadir iyadoo qorshaha uu yahay in dib looso celiyo muuqaalka maktabaddii qaranka waxana dadka sameyay olalaha qeyb ka ah gudoomiye ku xigenka arimaha bulshada gobalka banaadir Basma Caamir.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE