Home VIDEO S DAAWO VIDEO:- Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Sheegay in Usan Taageerin Hirshabeelle

DAAWO VIDEO:- Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Sheegay in Usan Taageerin Hirshabeelle

0
SHARE

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa sheegay in uusan Hirshabeelle tageersaneeyn lakiin ay isaga dhax noolyihiin oo aay ku qanacsaneeyn maadaama u yahay maamul aan lagu sameyn rabitaanka dadka reer Hiiraan.

Ugaas Xasan waxa u intaas ku daray in wax walba oo dhacay ay ahaayeen waxaa uu Alle qadaray lakiin waxaan cadeeynayaa in aan tageersaneyn maamulka Hirshabeelle waxana u hadalkan ku dhawaaqay mar baledweyne u kulamay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE