Home VIDEO S DAAWO VIDEO: Somaliland Oo Si Lama Filaan ah Uga Hadashay Doorashadii Madaxweynaha...

DAAWO VIDEO: Somaliland Oo Si Lama Filaan ah Uga Hadashay Doorashadii Madaxweynaha Cusub ee Puntland

0
SHARE

Iyadoo ay maalintii shalay doorashadii ka dhacday magaalada Garowe ee xarunta mamaulka Puntland lagu doortay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigenka shanta sana ee soo socota hayn doona hogaaminta mamaulka Puntland ayaa waxa ka hadlay Somaliland.

Xildhibaan Cabduqadir Jaamac Maxamud oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa bogaadiyay doorashadii shalay ka dhacday Garowe waxana uu shegay in Somaliland ay soo dhaweyneyso madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdulaahi Dani.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE