Home VIDEO S DAAWO VIDEO: Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalkii Madaxweynaha Puntland Saciid...

DAAWO VIDEO: Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalkii Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni & Fariintii u Diray

0
SHARE

Kadib wareysigii u bixiyay madaxweynaha puntland Saciid Cabdulaahi Deni uu kaga hadlay xiisada kala dhaxeyso somaliland uu ku edeyay iney kusoo duulen dhul puntland ah ayaa waxa hadalkaas ka jawaabay xukuumada Somaliland.

Wasiirka wasaarada hormarinta qeyraadka biyaha somaliland Salebaan Cali Koore ayaa ka jawaabay hadalkii madaxweyne Deni waxana uu sheegay in Somaliland ay ka sugeysay hogaamin salka ku haysa gasha iyo wada deganaasha balse uu kasoo yeeray wax aan u wanaagsaneyn xasiloonida iyo wada noolaasha labada maamul.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE