Home VIDEO S DAAWO VIDEO: Maamo La Ilmeysay Gabadh 12 jir Ayeeyo U Tahay Oo...

DAAWO VIDEO: Maamo La Ilmeysay Gabadh 12 jir Ayeeyo U Tahay Oo Lagu Afduubtay Muqdisho

0
SHARE

Maamo Amino cadaawe waxa ay baadi goobeysa Amran Bariise Axmed xuseen oo ay ayeeyo u tahay da’deeduna waxay ku sheegtay 12 jir wax ayna ka maqan tahay mudo bil ah.

Waxay Sheegtay inay waayeen,taas oo ay ka cabsi qabaan in la qafaashay,raq iyo ruuxna ay ku waayeen.

Muuqaalka inta uu socdo ayaa la arkayaa Maamada oo Ilmada ka qubaneyso oo laga murugoonayo dhibta ay dareemeyso.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE