Home VIDEO S DAAWO VIDEO: C/laahi Ciilmooge Xersi Oo Si Kulul u Weeraray Axmed Madoobe...

DAAWO VIDEO: C/laahi Ciilmooge Xersi Oo Si Kulul u Weeraray Axmed Madoobe Kana Dhawajiyay Arimo Culus

0
SHARE

Iyadoo indhaha si gaar ah loogu hayo waxey noqon doonta doorashada xigta kadib tii puntland oo ah Jubaland ayaa waxa ka hadlay wasiirkii hore ee warfaafinta C/laahi Ciilmooge Xersi oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in axmed madoobe uu wado qorshe uu dib ugu dhigayo doorashada balse aysan taasi suurta gal noqon doonin.

Sidoo kale siyaasi Cabdulaahi Ciil Mooge wasiirkii hore ee warfaafinta oo ka hadlay howlgalada ciidamada Jubaland ay ka wadaan degaanada jubooyinka isla markaana la doonayo in lagu xureyo magaalada Bu’aale ee xarunta gobalka jubadda dgexe ayaa ku tilmaamay mid olale siyaasade ah lagu raadinayo waxana uu ku tilmaamay mid lagu fududaaday.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE