Home VIDEO S DAAWO: Ururka jaamacadda Carabta oo Mowqif Mideysan ka Qaatay Heshiiska DP-World &...

DAAWO: Ururka jaamacadda Carabta oo Mowqif Mideysan ka Qaatay Heshiiska DP-World & Awooda Somalia

0
SHARE

Shirkii wasiirada arimaha dibadda ee jaamacada carabta oo lagu soo gaba gabeyay Dalka Masar ayaa qodobada looga hadlay waxa ka mid ahaa dacwad soomalaiya ay ka gudbisay hay’ada Dp-world ee laga leeyahay Dalka imaaraadka Carabta.

Shirka ayaa lagu taageray madax banaanida soomaaliya iyo xaduudaheda waxana looga soo horjestay heshiiskii sadex geesodka ahaa ee Somaliland, Dp-world iyo itoobiya ee dekada Berbara.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE