DAAWO: Somaliland oo war kasoo saartay ciidamada Puntland ee jooga Buuhoodle.

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay ciidama dhawaan maamulka Puntland uu geyay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn kuwaas lagu soo dhaweyay gudaha magaalada, waxana warbaahinta iyo baraha bulshada lagu baahiyay muuqaala iyo sawira laga soo qaaday.

Wasiir kaahin ayaa sheegay inay Soomaaliland la socota ciidamada tagay Buuhoodle iyo dhaq dhaqaaqoda isla markaana ay hayaan“Tirada inta ay tahay, Somaliland ayuu sheegay inay ka taxadareysaa in farsamooyinka mas’uuliyad darada ah ee siyaasadda weyn ee macnaha lehna ku saleysnayn, in intay naga dhex dhacdo ay dagaal sababto dadka shacabka ahna saameyso.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: