Home VIDEO S DAAWO: Somaliland oo war kaso saartay saldhiga ciidan ee imaaradka ka dhiseysay,...

DAAWO: Somaliland oo war kaso saartay saldhiga ciidan ee imaaradka ka dhiseysay, farina u dirtay puntland

0
SHARE

Maamulka Somaliland oo ka hadlay saldhiga milatari ee dowlada imaaraadka carabta ay ka dhiseyso magaalada berbara waxana ay shegtay inan laga kireyn basle u jiray heshiis hore u wada gaaren laba dhinaca.

Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay dowlada imaaradka badelka saldhiga ciidan ee berbera ka qeyb qaadaneyso wadada xiriirisa magaalada wajaale iyo berbera, dhinaca Somaliland ayaa Puntland ku eedeysay iney bacda usoo iibgeyso.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE