Home WARARKA DAAWO: Sida Cilada ku timid Shirkadda Facebook ay u saameysay Soomaalida &...

DAAWO: Sida Cilada ku timid Shirkadda Facebook ay u saameysay Soomaalida & Caalamka

0
SHARE

Barta Facebook ee ay bulshadu ku xiriirto ayay soo wajahday ciladdii ugu waynayd taariikhda, iyadoo adeegyadii ugu mihiimsanaa ay cilado galeen, dadka dunida kala jooga ee isticmaalana ay adeegsan waayeen Shalay iyo Xalay.

Markii ugu dambaysay ee cilad baaxadan ku dhaw ay soo wajahdo waxay ahayd sannadkii 2008, markaas oo dadka isticmaala ee dunidu ay ahaayeen 150 milyan halka ay hadda bil kaste ka isticmaasho 2.3 bilyan oo ruux.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO, WAXYAABAHA KEENAY CILLADAN IYO SIDA AY U SAMEYSAY SOOMAALIDA IYO CAALAMKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE