Daawo Sawirrada Janan oo ciidan iyo hub farabadan ku wareejiyay dowladda Federalka

0

Wasiirkii amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo shalay isku soo dhiibay dowladda Federalka ayaa maanta fuliyay qeybta ugu muhiimsan heshiiskii ay isla gareen dowladda dhexe.

Cabdirashiid Janan ayaa si rasmi ah dowladda Federalka iyo maamulka GEDO ee Farmaajo hoostaga ugu wareejiyay Tobaneeyo gawaari dagaal ah iyo inkabadan 400 oo askar.

Munaasabadda uu ciidankan ku wareejiyay waxaa joogay wasiiro katirsan xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya iyada oo sidoo kale ay goobjoog ahaayeen saraakiil sar sare oo katirsan ciidamada dowladda ay geysay gobalka Gedo iyo Taliyaha NISA.

Dhanka kale Cabdirashiid Janan ayaa maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde iyada oo ay la socdaan wafdigii dowladda oo Taliyaha NISA hogaaminayo.

Hoos ka daawo sawirada.

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

May be an image of outdoors

May be an image of jeep and road

May be an image of one or more people and outdoors

May be an image of one or more people and outdoors

May be an image of one or more people, people standing and outdoors

May be an image of one or more people and outdoors

May be an image of one or more people, military uniform and outdoors

May be an image of one or more people and people standing

May be an image of one or more people and military uniform

Muqdisho-Somalia