Home VIDEO S DAAWO: Saraakiil uu horay shaqada kaga ceyriyay C/wali Gaas oo fariin u...

DAAWO: Saraakiil uu horay shaqada kaga ceyriyay C/wali Gaas oo fariin u diray madaxweynaha Puntland

0
SHARE

Qaar kamid ah saraakiishii uu madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali maxamed Cali Gaas uu shaqada uga fariisiyay kadib taageeradii dowladda federalka ah ee somalia ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe.

Saraakiishaan katirsanaa ciidanka puntland oo horay uga horyimid madaxweyne Gaas ayaa markaan waxa ay ka hadleen qorshaha xiriirka ay ka filayaan madaxweynaha cusub ee puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigenkiisa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE