Home VIDEO S DAAWO: Safiirka Cusub Ee Somalia Usoo Magacaawday Kenya Oo Xilka Si Rasmi...

DAAWO: Safiirka Cusub Ee Somalia Usoo Magacaawday Kenya Oo Xilka Si Rasmi Ula Wareegay

0
SHARE

Safiirka cusub ee Somalia u fadhin doono Dalka Kenya Maxamud Axmed Nuur Tarsan ayaa manta si rasmi ah waxa warqadaha aqoonsiga kaga gudoomay madaxweynaha Dalka Uhuro Kenyatta iyado intaasi kadib kulan lagu qabtay gudaha safaarada uu xilka kala wareegay siihayihii safaarada ahna qunsulka guud ee safaarada Cali Maxamed Sheikh Cali Bagadi.

Am. Tarsan oo madasha xil wareejinta ka hadlay waxa uu sheegay inu wax badan bulshada u qaban doono ka safiir ahaan isagoo dalbaday in lala shaqeyo.

Halkan Hoose ka Daawo:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE