DAAWO: Qorshe Halis ku ah damaca Farmaajo & Kheyre ee Galmudug oo ka socda Cadaado

0

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Federaalka ee ka soo jeeda degmada Cadaado ayaa wada qorshe ay kaga imaanayaan damaca Villa Soomaaliya ee Maamulka Galmudug.

Xildhibaanadan oo badi ku sugan degmada Cadaado ayaa doonaya iney Dowladda Federaalka fara gelinta ka joojiso Shacabka Galmudug,islamarkaana iyagu loo daayo iney dhistaan maamul mideysan kuna qanacsan yihiin.

Wararkii ugu dambeeyay kulamada Cadaado & Xogo Xasaasi ah oo laga helayo Halkaan Hoose ka Daawo:-