DAAWO: Puntland oo sheegtay in Somaliland xoog kaga haysato dhul iyo dad reer Puntland ah.

0

Puntland ayaa si cad u sheegtay in dhul ay ledahay ay xoog ku haysato Somaliland isla markaana ay kusoo celin donaan dagaal ama xeelad.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay inuu la hadlay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin isla markaana ay ka wada hadlen dhacdooyin ka dhacay labada dhinac.

Wasiir Dhabancad waxa uu sheegay in Somaliland xoog ku haysato dhul Puntland kedaha loona baahan yahay in Puntland ay ka tashato waxa laga yeelayo dhulkaas iyo sida lagu soo celin lahaa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: