Home VIDEO S DAAWO: Puntland Oo Booqashadii Farmaajo Derteed u Gubtay Arin Halis ku ah...

DAAWO: Puntland Oo Booqashadii Farmaajo Derteed u Gubtay Arin Halis ku ah Shacabka Garowe

0
SHARE

Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa maanta lagu soo bandhigay allaabo uu waqtigoda dhacay oo lagu iibinayey qeybo kamid ah magaalada taas u gacanta kusoo dhigay Maamulka Puntland.

Alaabta maanta lagu gubay Garowe ayaa isugu jirtay suntan kaneecada, Cabitaano, iyo Baasto waxana laga soo qabtay qeybo kamid ah baqaarada wax lagu iibiyo ee ku yaalo magaalada Garowe si aysan u saameyn bulshada waxana madasha lagu gubayey ku sugna masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland.

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada hoose ee Maamulka Puntland oo ka hadlay alaabta dhacday ee lagu gubay Magaalada Garowe waxana ay shaaca ka qaaden in arintan si hoose ula socden markii danbana ay gacanata kusoo dhigen.

“Waxa dadka shacabka kaga digeyna iney iibsadan allaabaha dhacay ee suuqa lasoo galiyo ka hor inta aysan iibsan waxa kale oo digniin culus u direyna dadka ku howlan iibinta badecoyinka waqtigoda dhamaaday cidii aan kuso qabano waxa horgeyn doona sharciga.

Ugu danbeyn arintan ayaa kuso aadeyso xili dhawaan madaxweynaha Soomalaiya oo gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Puntland uu shegay in maamulka Puntland uu ku talaabsaday hormar xaga dowlad nimada.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE

LEAVE A REPLY