Daawo Odayaasha Galmudug oo qaatay go’aan bidhaamin kara Mustaqbalka Galmudug.

0

Odayaasha Galmudug ka soo jeeda oo dhuusamareeb ku kulmay ayaa qaatay go’aan iftiimin kara Mustaqbalka Galmudug.