Home BULSHADA DAAWO Muuqaalka Waxyaabo Aadan ka OGEYN Dhuusadda (Ha qoslin ee Faa’ideyso)

DAAWO Muuqaalka Waxyaabo Aadan ka OGEYN Dhuusadda (Ha qoslin ee Faa’ideyso)

0
SHARE

Fariintan Waa mid caafimaad iyo Talo ku socota Dadka ku dhiiraday iney ciwaankan soo raacaan: dhuusada (Hawada) waa wax si dabiici ah u yimaada iyadoo aanan cudur tilmaamin, laakiin waxay noqon kartaa mid xad ka bax ah oo qofka u keeni karta walwal iyo yaxyax khaas ahaan markuu la joogo dad.

Dadku way ku kala duwan yihiin inta jeer ay dhusuaan maalintii, ma jirto tiro go’an oo la rabo qofka in aysan dhuusadiisa ka yaraato ama ka badato.

Hadaba Xog ku saabsan Arintaas Muuqaalka Hoose ku daawo

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE