Home BULSHADA DAAWO Muuqaalka Sirdoonka Caalamka iyo Sida uu u shaqeeyo (Macluumaad aadan Ogeyn)

DAAWO Muuqaalka Sirdoonka Caalamka iyo Sida uu u shaqeeyo (Macluumaad aadan Ogeyn)

0
SHARE

Marka ugu horeysa waxaa leys weeydiin karaa su,aasha ah Waa Maxay Sirtu?

Jawaabta su’aashaasi waxa ay tahay Sirtu waa xog ku saabsan meesha wadan dani ka gasho, sida keliya ee lagu helaana waa in shaqaale u gaar ah loo tababaraa dhaqaalena loo qoondeeyaa, kadibna la sameeyaa waax u gaar ah oo ka madax bannaan tartanka siyaasadda dalkaas.

Hadaba Xog badan ka ogow Arintaas oo Daawo Muuqaalka Hoose

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE