Home BULSHADA DAAWO Muuqaalka Qaabka ay tahay Inaad ubarato Luuqadda English ka (Xaqiiqo kaa...

DAAWO Muuqaalka Qaabka ay tahay Inaad ubarato Luuqadda English ka (Xaqiiqo kaa qarsoon)

0
SHARE

Hormarka iyo hiigsiga dheer ee bini’aadamku ku hawlanyahay waxay Dariiqa u xaartay in  dalabka iyo raadinta barashada luuqadaha kala duwan uu cirka isku shareero .

Dad badani waxay ogaadeen in ay muhiim tahay ka bixitaanka  xayndaabka ku hadalida hal luuqad si ay ula jaanqaadaan dunidaan horumartay.

HOOS KA DAAWO BARASHADA Englishka

Luuqada Ingiriisku labadii qarni ee lasoo dhaafay waxay ahayd hogaanka dhamaan luuqadaha bulshooyinka dunidu isku fahmaan taasi oo albaabada u furtay in bulshooyinka kala duwan ee dunidu ay si aan kala har lahayn u muujiyaan xiisahoodu ku aadan barashada luuqadaas

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE