Home BULSHADA DAAWO Muuqaalka CUNNOOYINKA RAGGA U ROON | 6 Geed oo Muhiim ah

DAAWO Muuqaalka CUNNOOYINKA RAGGA U ROON | 6 Geed oo Muhiim ah

0
SHARE

Waxaa muhiim ah in aad ogaato howlgabka kacsiga in ay qof walba oo rag ah noloshiisa mar uun soo marto, waxaa kaloo muhiim ah in aad ogaato in ay arintaan ku meel gaar u soo marto ragga iyadoo ku xiran xaalada nafsiyadeed ay ku jiraan, waxaa lagu qiyaasaa dhibka ugu weyn ee keena arintaan in ay tahay diiqada ama welwelka ama is fahan la’aanta ama isku xumaanashaha lamaanaha kala dhex maro.

Arintaan oo aad ka sii welweshid waxay adkayn kartaa xalka iyo in aad arinta u aragto wax wayn, taasina way sii daahin kartaa in aad noloshaada caadiga ku soo laabatid.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE