Home WARARKA DAAWO MUUQAAL; Qarax Ismiidaamin Ee Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho+Khasaaraha Ka Dhashay

DAAWO MUUQAAL; Qarax Ismiidaamin Ee Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho+Khasaaraha Ka Dhashay

0
SHARE

Muuqaal Si Kooban Loo Duubay ayaa muujinaya Baaxada Qaraxa ka dhacay Abaare 4;10 Daqiiqo Degmada Xamar Weyne Ee Magaalada Muqdisho.

Uuro cirka isku shareertay ayaa la arkayaa,iyadoo weli la leeyahay Gaadiidka Ambalaasta ayaa goobta kusugan,lamana sheegi karo Khasaaraha ka dhashay.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL KOOBAN

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE