Banaanbaxayaasha Bajaajleyda Muqdisho Ee Maanta waxay fariin u aheyd kacdoon abaabulayaasha Muqdisho Ee Doonaya inay Mijo xaabiyaan Dawlada Federaalka.

Dibad baxayaasha ayaa waxay muujiyeen Awood Ballaaran inay leeyihiin oo ay Dawlada u bac bac dhigi karaan markii dilka Bajaajleyda uu kordhay.

Qaar ka mid ah Banaanbaxayaasha Muqdisho waxay sheegeen in Madaxweyne Farmaajo uusan xilka u qalmin inuu sii hogaamiyo Dalka sida ay warka udhigeen.

Qolyaha Mucaaradka waxay sheegeen in Afgembigii ka dhacay Sudan oo Kale ay Soomaaliya hadda wajaheyso sidaa awgeedna ay dadka ugu baaqeen inay Dawlada Hadda Jirta Ee Dhiig miiradka ah la iska hor wareejiyo.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.