Home BULSHADA DAAWO Muuqaal: Dad badan rumeysan weeyeen oo laga duubay Beerta Nabada Muqdisho...

DAAWO Muuqaal: Dad badan rumeysan weeyeen oo laga duubay Beerta Nabada Muqdisho iyo Shacabka oo…

0
SHARE

Magaalada Muqdisho oo loogu yeeri jiray magacyo aan ku haboonayan sida (Death City, Pridaise Destroyed) iyo magacyo kale ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay kasoo Kabanaysa Dhibkii Gaadhay, Waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin uu ka diyaariyey Wariye Abdulaziz Billow nolosha dhabta ah ee kajirta magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Abdulaziz ayaa waxa uu booqasho ku tagay goob loogu magacdaray Beerta Nabadda oo ah meel loosoo damaashaad tago maalmaha Fasaxa, iyo galabtii marka ay qoraxda qabowdo, waa h meel ay ku kulmaan Shacabka ku nool magaalada Muqdisho, iyagoo dadkuna ay goobtani ay u tahay meel ay ku nafisaan isagana duubaan muuqaaladda iyo sawirrada ay doonayaan.

daawo-muqdisho

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE