DAAWO: Murashax Daahir Geelle Oo ka digay Doorasho Lagu Ceeboobo

0

Maanta oo jimco ah waxaa Muqdisho lagu soo dhaweeyey Wasiirkii hore Ee Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle.

Siyaasiga oo ah Murashax Madaxweyne Madaxweyne waxa uu ka digay doorasho lagu ceeboobo in Dalka laga qabto.

Fariin ayuu udiray madaxda Dalka hogaamisa kana dalbaday in ay si hufan doorasho ku dhisan inay qabtaan.

Halkaan Hoose ka daawo Muqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=3637561562971701&id=886906464703905