DAAWO: Mucaaradkii ugu waa weynaa ee DF oo Weji cusub la soo baxay,Kheyre & Farmaajo oo Guul siyaasadeed gaaray

0

Mucaaradka Dowladda Federaalka ayaa markaan bilaabay iney ku dhiiradaan soo bandhigida iyo bogaadinta waxqabadka iyo horumarada qaar ee Dowladda Farmaajo ka gaartay Hay’adaha qaar.

Xildhibaan Mahad salaad oo ka mid ah Xildhibaanada sida ah u naqdiya Dowladda Federaalka ayaa marka weji cusub oo siyaasadeed la soo baxay kuna tilmaamay arrin bogaadin mudan qorahaha diyaaradda Qatar Airweys duulimaadka tooska ah ugu bilowday magaalada Muqdisho.

Ma Ahan Wax looga bartay Mahad Salaad iyo Xildhibaanada La midka ah Hadaba Arrinta ku qasabtay inuu taageero DF oo arrimo Xasaasi aan ka helnay Halkaan Hoose ka Daawo.